top of page

Covid-19 - Help and support in Somali 

Covid 19

Xiligan lagu jiro xaalada adag ee cudurka Caronaha waxay degmada Lund iyo hay,adaha kaleba nulshada ufidinayaan adeegyo caawimaad iyo gargaaro kala duwan. Halkan waxaa lagu soo uruuriyay warbixino caawimaad iyo gargaarba uleh dadka waawayn iyo ilmaha yaryar intuba.  

Riix halkan si aad ugu gudubto bogga warbixinada ku saabsan masiibooyinka. 

Boggoga iyo mareegyada muhiimka ah

Mareegtan/boggan waxaad ka helaysaa adeega degmada Lund ee taageerida dadka caawimaada ubaahan. Halkaas waxaad u raadsan kartaa taageero hadii aad tahay ruux la takooray oo caawimaad u baahan, ama hadii aad adigu doonayso inaad dadka ka caawiso arimaha qaarkood.

Adeegu waxaa uu ku baxayaa luuqada Swedishka

Halkan waxaad ka akhrisan kartaa sida aad uga heli karto caawimaad ururada IM: s RådRum ee Lund mudada lagu jiro masiibada Coronaha

RådRum.PNG
rc3a4dda-barnen-logga-sv.jpg

Halkan waxaad ka helaysaa talooyin iyo tusaale ku saabsan cudurka Coronaviruska oo ay kusoo gudbinayaan ururka Rädda barnen 

Caawimaada iyo taageerida degmada Lund 

(Adeegu waxaa uu ku baxayaa luuqada Swedishka)

”Khadka caawinta Haweenka”- ee loogu talagalay dumarka ku sugan khatarta dhibaato ee maskaxeed, jirdil ama galmo qasab ah: 020-505050 https://kvinnofridslinjen.se/sv/

”Go,aanso inaad joojiso” - Khadka talefanka ee aad wici karta hadii aad khatar ugu jirto inaad dhibaato u gaysato ruux aad jeceshahay:020-555666  http://www.valjattsluta.se/

Hadii aad u walwalsantahay ruux kunool Lund oo kawayn da,da 18 jir, karaadi caawimaad shaqaalaha socialka/bulshada ee dadka caawiya.  

https://www.lund.se/omsorg--hjalp/akut-hjalp-krishantering/orolig-for-en-lundabo-ta-hjalp-av-uppsokande-socialarbetare/

 

Helida gargaarka waalidka dhanka khadka taleefanka ee maalin walba saacada 13–15, wac oo lahadal 046-3599615  

https://www.lund.se/omsorg--hjalp/nyheter-och-nyhetsarkiv/2020/fler-konflikter-med-barnen-nu-kan-du-fa-foraldrastod-via-telefon/

Caawimaada duruuusta casharada iskuulka. (Läxhjälp)

 

Röda Korset: https://www.rodakorset.se/fa-hjalp/laxhjalp/?gclid=Cj0KCQjwybD0BRDyARIsACyS8msfvcUYmNPG_pDPDIUoZFmRczaHQ0OmuNBYm1VvTCPRDFuOokbjfMgaAlfIEALw_wcB

 

Hej Albert (3-16 år): https://hejalbert.se/

 

Facebookgrupp Gratis plugghjälp! (SO-ämnena): https://www.facebook.com/groups/208467900375590/?hc_location=group

 

Facebookgrupp Gratis mattehjälp online!: https://www.facebook.com/groups/gratismattehjalponline/?fref=mentions&hc_location=group

 

Facebookgrupp Läxhjälp för alla!: https://www.facebook.com/groups/138251293666523/

 

Mattcentrums pluggakut: https://www.pluggakuten.se/

Fritidsgårdar har lugna studieplatser för gymnasieelever. Öppet 10 - 14. 

https://www.facebook.com/ungilund/videos/668835920342235/

Gargaarada kale ee loogu talagalay caruurta iyo dhalinyarada

För barn som känner oro för Corona: BRIS (ring, chatta eller maila): https://www.bris.se/for-barn-och-unga/om-corona/corona-viruset/

 

Fältgruppen Lunds chatt har utökade tider (vardagar 8.30-21.30, fre-lör 17.00-01.00): https://ungilund.se/faltgruppen/ungdomschatten/

 

Röda Korset jourhavande kompis: https://rkuf.se/vad-vi-gor/jourhavande-kompis/

 

Tjejjouren i Lund: https://tjejjouren.se/lund/om-tjejjouren-i-lund

 

Gällande hedersrelaterat våld: https://karlekenarfri.se/

 

Gällande radikalisering och hat: https://www.raddabarnen.se/rad-och-kunskap/foralder/orostelefonen/

bottom of page